Kulan looga hadlayay diyaarinta qorshaha shanta sano ee soo socota oo lagu qabtay Burtiinle.

0
175

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Puntland ayaa Degmada Burtiinle ku qabatay kulanka latashiga Bulshada iyo diyaarinya qorshaha horumarinta shanta sano ee soo socoto ee Degmadaasi.

Kullanka oo diirada lagu saaray arimaha Bulshada,amniga,garsoorka,kabayaasha dhaqalaha iyo baahiyaha ka jira degmada ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan maamulka Puntland,maamulka degmada iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here