Tartan aqooneed Baladweyne loogu qabtay ardayda Iskuul Al-luqmaan

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Al-Luqmaan ee Magaalada Baladweyne ayaa qabtay tartan aqooneed loogu talagalay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Tartankaan ayaa loo qabtay ardayda wax kabarato Dugsiga waxaana ka qeybgalaya 10 kooxood oo kala matalaya fasalada Dugsiga.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here