Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Hirshabelle ayaa wada qorshe maalgalin loogu sameynayo haweenka ganacsiyadda yar yar ku leh magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar.
Qorshahan ayaa ka dambeeyay kadib markii tiro koob lagu soo haweenka ganacsiyadda yar yar ku leh magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar si ganacsigooda kor loogu qaado.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


