Shacabka degmada xarardheere oo codsaday gargaar

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Odoyaasha iyo waxgaradka dagmada Xarrdheere oo kulan kuyeeshay degmada ayaa kahdlay haaladaha nolol xumi oo kajirta degmada.

Baahiyaha ugu daran ee haaysta shacbka degmada Xarardheere ayaa waxa aa kamid ah biyo la,aan iyo caafimaaddaro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here