Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta kheeryradka biyaha maamulka Soomaaliland ayaa Degmada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh ka bilaawaday qodista ceel-Biyood Riig ah.
Qodista ceel-Biyoodkaan Riiga ayaa waxaa iska kashanaayo wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha maamulka Somaliland iyo Hay’adda Unicef.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


