Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka,arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka maamulka Jubbaland miski Yuusuf Cali ayaa shir Gudoomisay kullan looga Hadlayay doorka Haweenka ee ka qeeyb qadashada arimaha amniga,cadaaladda iyo hogaaminta.
Kullanka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin k tirsan maamulka Jubbaland, iyo qaar kamid ah Haweenka ku nool magalada Kismaayo.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq


