Tartan Qur’aan aqris ah oo laga bilaabay Muqdisho

0
184

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mu’asasada Iqra ayaa tartan u qabatay macaahida kala duwan ee Mu’asasada kaas oo lagu qabtay magaalada muqdisho ee caasimada Dalka.

Ardayda ayaa waxaa ku tartarmi doonto sodanka jus labaatanka jus tobanka jus iyo shan jus ee Quraanka kariimka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here