Qoysas danyar ah deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Fiiq

0
205

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Taakulo ayaa deeq raashiin ah u qaybiyay 70 qoys oo danyar ah oo ku nool Magaalada Fiiq.

Deeqdaan raashiin ah ayaa waxa ay ka koobneed Bariis, Baasto , Bur , Saliid iyo Timir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here