In ka badan shan boqol oo o qoys oo deeq raashin loogu qaybiyay Muqdisho

0
147

Baladweyne (Radio Beerlula)-Jaaliyada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa magaalada Muqdisho deeq raashin ah you qaybisay inkabadan 500 boqol oo qoys.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Bur Bariis saliid sokor iyo timir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here