Ganacsatada Baladweyne oo bilaabay diyaar garowga ciida.

0
178

Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa yoobsan ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya mashquul aad u badan iyadoo inta badan ganacsatada ay keeneen dharka noocuyadisa kala duwan kuwasoo isku diyarinayo maalamaha ciida.

 

Dharka aadka loo iibsado ayaa waxaa ka mid ah kuwa caruurta haweenka iyo raga kasoo inta badan laga keeno magaalada Muqdisho

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here