Kulan looga hadlayay adeega maamulka dadweynaha oo lagu qabtay Qardho

0
154

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay adeega maamulka dadweynaha .

Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka Karkaar kan dagmada Qardho iyo madax kasocotay wasaarada qorsheynta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here