Kulan looga hadlayey muhiimadda uu leeyahay talaalka caruurta oo lagu qabtay Muqdisho

0
151

Baledweyne ( Radio Beerlula )-BMagaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii bulshada loogu bararujin lahaa ahmiyadda uu lee yahay talaalka si looga hortago cudurada ku dhaca caruurta.

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka jaaamcadda Jaseera ayaa waxaa ka qeyb galay dhaqaatiir, ardeyda dhigata kuliyadda caafimaadka jaamacadda, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here