Baledweyne ( Radio Beerlula )-BDhalinyaradaan oo kunool magaalada Baladweyne islamarkaan kaxeeyo gaadiidka yaryar ee looyaqaano mooto bajaajka ayaa furstado shaqo oo cusub ka helay dadka aadka u istacmaalayo inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan gaadiidkooda.
Gaadiidleyadaan ayaa tago goobaha ugu mashquulsan magaalada gaar ahaa suuqyada lagu iibiyo Qudaartada dharka iyo Raashinka si halkaasi ugu helaan macaamiil badan maadama goobahaasi yahiin kuwa mashquul ah inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


