Qorshaha Isbadalka Qaranka (2025-2029) oo ladaahfuray

0
167

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029.

Munaasabada lagu daahfurayey Qorshaha Isbeddelka Qaranka ayaa waxaa goob jooh ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Faderaalka Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here