Biyo la,aan ka jirto Degmada Farlibaax ee Gobalka Hiiraan

0
224

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xaalad biyo la,aan oo sameeyn ku yeelatay nolasha dadka iyo duunyada ayaa ka jirto Degmada Farlibaax oo afartan iyo shan kilo mitir u jirto magalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xaaladan biyo la,aneed ayaa timid kadib markii aay gureen ceelashii aay biyaha ka helin jireen dadka iyo duunyada ku nool Degmada Farlibaax ee Gobalka Hiiraan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here