Natiijada: Kulamada galabta ka dhacay Baladweyne

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Tartanka kubadda cagta bisha barakeysan ee Ramadaan ee magaalada Baladweyne ayaa maanta la bilaabay wareega saddexaad kadib markii xalay la soo saaray isku aadka tartanka.

Kulamada Garoonka Buulaxaabley.

Buulaxaabley 4-3 Jiiqa

Ciisudiin 5-3 Rugsan

Kulamada Garoonka Afyare.

Kulanta 1-4 Aflax.

Rigoorayaal

Holac 2-0 Alba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here