Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Boorama.

0
161

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Shirkada Al-Wadaniya ayaa deeq raashiin ah u qaybisay qoysas u badan caruur iyo Haween ee ku nool magaalada Boorama.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Rashiinka noocyadiisa kala duwan sida Bariis , Baasto , Saliid, Bur iyo Timir.t

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here