Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda kheeyriga ah ee Al-Raxma ayaa ceel-Biyood ka hirgilisay Degaanka wadhan ee Gobalka Togdheer maamulka Soomaaliland.
Ceel-Biyood oo aay baahi badan u qabeen Bulshada ku nool degaanka wadhan ayaa waxaa labadiisa waalid u waqfay Maxamed Axmed ducaale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdi Najiib Aweys Isaaq


