Kulan looga hadlayay Manhajka waxbarashada Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa

0
160

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarshada barbaarinta iyo sayniska maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeyso ka daah-furtay kulan kusaabsan talo urusiga iyo dhamaystirka man-hajka waxbarshada dugsiyada hoos/dhex ee Soomaliland.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay xubno kasocday wasaaradda waxbarshada maamulka Somaliland jaamacadaha Hay’addaha ka shaqeeyo waxbarshada iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here