Baladweyne ( Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa si habsami leh uga socda tartanka bisha barakeysan ee Ramadan oo hadda maraya wareega labaad.
𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐥𝐚𝐱𝐚𝐚𝐛𝐥𝐞𝐲.
Kasarani 4-5 Gadaan.
Fiiltare 8-3 Camalow.
𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐲𝐚𝐫𝐞.
Baddcas 4-8 Kutiimb.
Kooshin 5-6 Buulada.









