Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Wadaamagoo ee Soomaliland ayaa lagu soo Afmeeray Tartan Ciyaareed kaasoo Maalmihii u dambeeyay ka socday Garoonka Boqole ee Degmadaasi.
Munaasabada soo xiritaanka tartanka ayaa waxaa goobjoog ahaa masuuliyinta wsaarada ciyaaraha Soomaliland maamulka gobolka Saraar iyo kan dagmada Wadaamagoo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


