Gaari ambulance ah oo lagu wareejiyay maamulka Gobalka Saraar ee Somaliland

0
171

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa gaari gurmadka deg dega ah ee Ambulance ku wareejisay maamulka Gobalka sarar.

Munaasabadda wareejinta gariga Ambulance-ta ah ayaa waxaa goob joog wasiirka ka tirsan maamulka Somaliland,maamulka Gobalka sarar,kan degmada caynaba iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here