Baladweyne ( Radio Beerlula)- kooxda kubadda cagta Raadeer ayaa 6-5 uga badisay kooxda kubadda cagta Kalah kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka Buulaxaabley.
kooxda kubadda cagta Raadeer ayaa u gudubtay wareega afaraad ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.


