Kooxaha Horseed A iyo Lion city oo galabta fooda isku dari doona Baladweyne

0
246

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kulan xiiso badan oo u dhexeeya kooxaha Horseed A iyo Lion City  ayaa galabta 4:45 PM ku dhaxmari doona garoonka kubadda cagta Buulaxaabley, iyadoona labadan kooxood mid kood ay soo bixi doonto.

Tartankan ayaa hadda maraya wareegi saddexaad, waxana maalmaha soo socda la sameyn doonaa isku aadka wareega afaraad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here