Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka midnimada gobolka hiiraan ayaa deeq biyo ah gaarsiyay kaamka Rasmi ee magaalada Baladweyne kasoo ay ku sugan yahiin barakacyaal aad u badan
Deeqdaan biyaha ah ayaa waxaa ka faaideystay in ka badan 60 qoys tasoo ay soo sadaqeysteen walalo muxsiniin ah.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


