Dhar cii doo loo qeybiyay caruur agoon iyo danyar ah oo ku nool B aladweyne.

0
181

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo ardayda Dugsiga Caafimaadka Ileys ayaa Kaamka Harqaboobe oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne gaarsiiyay deeq dharka ciida ah ee loogu talagalay in lagu ciidsiiyo caruurta Agoonta iyo danayar ee ku nool kaamkaasi.

Deeqdaan dharka ayaa waxa ay ka koobneed Saraawiil , Shaati iyo funaanado.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here