In ka badan hal malyan oo dollar oo loogu talo galay isbadalka cimilada oo lagu wareejiyay dowladda.

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada neyrobi ee Caasimada dalka Kenya ayaa lagu qabtay munaasabad aay dowadda Soomaaliya kula wareegeysay lacag hal malyin iyo shan boqol oo dollar ah taasi oo looga talagalay in wax looga qabto isbadalka cilimada islamarkana ka timid Hay’adda African Risk capacity.

Munaasabadda aay dowadda Soomaaliya kula wareegeysay lacagta ayaa waxaa goob joog ahaa safiirka somaaliya u joga dalka Kenya,gudi ka socday Barlamaanka somaliya,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS,Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA, iyo madax ka socotay Hay’adda African Risk capacity.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here