Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa deeq raashiin ah u qaybiyay 140 qoys oo isugu jira agoon iyo danyar islamarkaana laga soo xulau 10 xaafadood ee magaaladaasi.
Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka koobneed Bariis , Baasto, Timir , Sonkor iyo Biyo.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey


