Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ciro ayaa xariga ka jaray wadada isku xirto magaalada Berbera ilaa iyo shiikh oo dib u dhis iyo balaarin lagu sameeyay.
Munaasabadda xarig jarka wadadaan ayaa waxaa ka goob joog ahaa wasiiro,xildhibaano,agaasimiyaal,maamulka Gobalka saaxil,kan degmada Berbera iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq


