Goobaha dharka lagu talo ee Baladweyne oo laga dareemayo diyaar garowga Ciidda

0
240

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Goobaha lagu tolo dharka ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaa mashquul aad u badan xili malmo yar naga xigto  maalmaha ciida

Bulashada maagalada Baladweyne ayaa aad u buux dhaafiyay xarumaha dharka lagu tolo .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here