Laba kulan oo galabta laga ciyaaray Baladweyne

0
196

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Tartanka kubadda cagta bisha barakeysan ee Ramadaan ee ka socda magaalada Baladweyne ayaa wajigiisa saddexaad uu maraya heer gabo gabo ah.

kulamada maanta laga ciyaaray Magaalada Baladweyne ayaa kala ah.

Kulanka garoonka Afyare.

Raadeer 6-3 Buulaxaabley.

Kulanka Garoonka Buulaxaabley.

Ciisudiin 3-8 Kutiimbo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here