Dhalinyaro ku xirnaa dalka dibadiisa oo lagu soo celiyay magaalada Muqdisho.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaro Soomaaliyeed oo oo gaareysa 145 muwaadin ayaa laga soo badbaadiyay dalka liibiya kuwaasi oo iskugu jiray gabdho iyo wiilaal

Dhalinyaradan ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa kusoo dhaweyay wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowlada Soomaliya.

Warbixintaa waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here