Alaabo dhacay oo laga soo ururiyay goobaha ganacsiga oo lagu soo bandhigay Laascaanood.

0
167

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dawlada Hoose ee Magaalada Laascaanood ee gobalka sool Ayaa Soo bandhigtay alaabo Dhacay islamarkaana ay ka soo aruuriyeen suuqyada Ganacsiga ee kuyaalo Magaaladaasi.

Waxyaabaha ay soo aruurisay dowlada hoose ayaa waxaa kamid ah Daawooyin sharaab iyo alaabooyin kale oo waqtigoodi dhacay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here