Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 150 qooys oo kunool Xaafada dablataagay ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa sameeyn xoogleh kuyeeshay duufaano ku dhuftay magaalada Hargeysa.
Dadkan oo u badnaa danyar ayaa gabi ahaanba waayay guryigii ay daganaayeen.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadaan


