Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Cadaadley.

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Cadaadleey ee Gobalka moroodi jeex ayaa lagu soo gabagabeyay tartan kubadda cagta ah oo bishaan ramadan.

Tartan ayaa loo qabtay laba iyo toban koox oo kamid ah kooxaha ka dhisan Degmada cadaadley ee maamulka Somaliland.

Warbixin tan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here