In ka badan 70 caruur oo deeq dhar ah loogu qaybiyay Baydhabo

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Garab Walaal ayaa magaalada Baydhabo deeq dharka ciida ugu qaybiyay 70 caruur oo danyar ah oo ku nool kaamamka Degmadaasi.

Deeqdaan dharka ayaa waxa ay isugu jireen Suraawiil ,Shaarar iyo dharka gabadhaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here