Baledweyne ( Radio Beerlula )- Jimciyadda Al-ishfaaq ayaa dhar ay ku ciidaan u qeybisay qaar kamida caruurta Agoomaha ah ee ku nool magaalada Hargeysa.
Deeqdan ayaa lacagta lagu iibiyay waxaa laga soo aruuriyay dad muxsiniin ah.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


