Kulan looga hadlayay baahiyaha bulshada oo lagu qabtay magaalada Burco.

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maglada Burco ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Hormarka aay sameeysay Degmada iyo sidii wax looga qaban laha baahiyaha xiligan ka jiro Degmada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer.

Kullankan ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland,xubno ka socday maamulka Gobalka Togdheer,kan degmada Burco iyo qaar kamid ah odayaasha Dhaqanka Degmadasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here