Ururka haweenka gobolka Hiiraan oo wada qorshe xirfado lagu barayo haweenka Baladweyne.

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka hawenka Gobolka Hiiraan ayaa wado qorshe xirfado lagu baraayo in kabadan 100 gabdhood kuwaasi oo ku nool degmooyinka Gobolka Hiiraan

Haweenkan ayaa qorshuhu yahay in labaro xirfadaha dhartolista cilaan saarka iyo dharkarinta riinjiga.

Warbixintan waxaa soo jeedin Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here