Barakacayaal ku nool Baladweyne oo sheegay in dhibaato badan ku qaban koronto la’aanta ka jirta kaamamka.

0
159

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barakacyaashaan Oo ku nool Kaamka Harqaboobe ee ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne ayaa xiligaan waxa ay wajahayaan koronto la’aan baahsan maadaama aysan awoodin in ay iibsadaan Solarada.

Barakacyaashaan ayaa isugu jira Hooyooyiin da’a ah ,Haween , Caruur kuwaas oo dhibaato badan la kulma xiliga Habeenkii.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here