Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo kunool kaamam ku yaala degmada dayniile ayaa kacabanaya dhibaatooyin dhanka nolasha.
Dhibaatooyinka ugu daran ayaa waxaa kamid ah raashin la,aan iyo caafimaadaro.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


