Dab khasaaro badan dhaliyay oo ka kacay degmada Hodan

0
174

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dab khasaaro kala duwan geeystay ayaa ka kacay goobo gancsi iyo guryo kuwaasi oo ku yaallo degmada Hodan ee gobalka Banaadir.

Dabka ayaa waxaa uu ka dhashay koranto waxaana ku baaba,ay qaar kamid ah ganacsiyadii iyo guriyahii ku yaalay goobta uu dabka ka kacay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here