Maaska lagu qariyo wajiga oo laga mamnuucay magaalada Kismaayo

0
159

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Kismaayo ayaa mamnuucay qalabka wajiga lagu xirto kaasi oo inta badan loo yaqaano Maaskaro isla markaana ganacsi ahaan loogu ibiyo suuqyada Magaaladaasi

Qalabka wajiga lagu xirto ayaa door ka qaada kara amni darada magaalada iyadoo inta badan aay isticmaalaan burcadda si aanan loo aqoonsan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here