Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Hargeysa.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeq Raashin Ah oo ay soo dhiibeen walaalo muxsiniin ah ayaa la gaarsiiyay dadkii ay saameeyeen  Roobabkii dhawaan ka da.ay qeybo ka mid ah Soomaliland kuwasoo ku nool magaalada hargeysa.

Deeqdan raashiinka ah ayaa ka koobneed bur bariis basto saliid iyo sokor.

warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here