Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnamijka Horumarinta Nabada iyo maamulka wanaaga idaacada Beerlula waxaan diirada ku saareynaa howlaha ay qabto qeybta dabdamiska magaalada Baladweyne oo ay hirgeliyeen ganacsato, kuwaasoo tan iyo markii la hirgeliyay howlo kala duwan ka qabtay magalada Baladweyne, waxana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.