Dhalinyaro fursado shaqo ka heshay goobaha lagu qurxiyo Ilkaha Baladweyne

0
88

Baladweyne (Radio Beerlula)- ln ka badan Afar dhalinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay xaruun lagu Kalsan oo dhawaan laga hergaliyay magaalada Baladweyne taasi oo qaba daaweynta iyo bixinta Ilkaha.

Xarunta Kalsan ayaa qabata daaweynta Ilkaha, Xirista Ilkaha, buuxinta iyo dareen dilista Ilkaha.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here