Baladweyne (Radio Beerlula)- Degmada Xaraarey ee gobolka Nogob ayaa waxaa laga dhagax dhigay dhismaha Guryo Wadareed oo loogu talagalay bulshada danyarta ee ku nool Degmada.
Munaasabada dhagax dhiga Guryahaan ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Nogob , kan Degmada Xaraareey iyo mas’uuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player