Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka Dagmada Xamar weyne ayaa maanta dhagax dhigay Todobo Wado oo interlock ah oo laga dhisayo xaafadaha kala duwan ee Dagmadaasi.
Munaasabada dhagax dhiga waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku xigeenka Degamada Xamar weyne, Saraakiisha Ciidka Booliska iyo Ururada Bulshada Degamada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player