Baladweyne (Radio Beerlula)- Xafiiska xisbaadka guud ee maamulka Somaliland ayaa magalada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer ku qabtay tababar ku saabsan nidaamka xisaab xerka.
Tababarkan oo socon doona muda afar maalin ah ayaa waxaa loo qabtay lix iyo laabtan xubnood ka socday gobalada sool iyo Togdheer ee maamulka Somaliland.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq
Audio Player