Baladweyne (Radio Beerlula)- Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool kaamka shooli ee maagalada Baladweyne ayaa wajahaya xalado bini adnimo taaso ay ka mid tahay biyo yari rashiin la.aan
Hooy la.aan iyo Xalaado kale oo is biirsaday
Barakacyashaan ayaa ka soo hayaamay deganadii ay ku nolaan jireen tasoo ay kala soo kulmeen abaaro iyo fatahadahii wabiga shabelle.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen
Audio Player